Tareen jiiray muhaajiriin badan oo daal dartiis u seexday wadada tareenada

Dalka Hindiya waxaa ka dhacday mashaqo dad badan murugo ku reebtay, kadib markii dad muhaajiriin ah oo daal dartiis nasiino u seexday wado tareenada maraan uu jiiray tareen si xowli ah ku socday. Shaqaalo muhaajiriin ah oo lugeenayay in ka badan 35-km ayaa la sheegay in daal kadib go’aansadeen in ay ku nastaan ayna seexdaan … Continue reading Tareen jiiray muhaajiriin badan oo daal dartiis u seexday wadada tareenada